|
|
posted 29/07/2010
|
Mo farah calanka Somaliland iyo ki ku ordayay Ingiriska gacanta midig ku wada haysta
|
Mohamed Farah oo gacanta Midig ku haysta calanka Somaliland marku ku gulaystay orodki 10.000 mitir wadnaka Ispayn ka dhacay shalay 27/07/2010 |
Read more |
|
|
posted 28/07/2010
|
Mo Farah oo ku guuleystay Billadda Dahabka Orodka 10.000M ee Barcelona
|
Mohamed Farah oo asal ahaan ka soo jeeda dalka Jamuuriyada Dumuqraadigaa ee Soomaaliland isla markaana haysta dhalashada dalka Britian ayaa helay billadda dahabka ah ee orodka dheer 10,000m ee cayaaraha fudud ee horyaalka wadamada Qaarada Yurub ee lagu qabtey magaalada Barcelona ee dalka Spian Maxamed Farax ayaa in badan ku taamayey in uu ku guulaysto Biladan Dahabkaa waxaanu gaadhay manta. |
Read more |
|
|
posted 27/07/2010
|
Koobka Somali Football Festival London 2010 ayaa si rasmi ah uga furmay galabta Galbeedka magaalada London
|
|
Waxaa galabta oo ay taariikhdu tahay 26/07/2010 si rasmi ah uga furmay Garoonka Linford Christie koobka Somali Football Festival 2010 oo ay soo qaban qaabiyeen qaar ka mid ah ciyaartooydii hore ee Kubadda cagta dalka Soomaaliya. |
Read more |
|
|
posted 26/07/2010
|
CiyaarihiiXagaaga Kubadda Cagta Sweden oo la soo gebagebeeyay (DAAWO SAWIRRO)
|
|
Waxaa maanta si rasmi ah ugu soo dhamaaday garoonka Spanga ee Magaalada Stockholm ciyaarihii Kubadda Cagta Xagaaga ee dalka Sweden, kaasi oo soo socday tan iyo 12-kii bishii April 2010.
|
Read more |
|
|
posted 25/07/2010
|
Kooxda Birmingham Stars Fc ayaa ciyaartodi shalay ku badiyay 3-0
|
|

(Birmingham 25/07/10)Birmingham Stars Fc cayaarti shalay ee Leagu ciyaarta ayaa ka dhacday garoonka moor Lane bilaabantay wakhtiigi loogu tala galay oo ahayd sacada UK 13:00 Duhurnimo |
Read more |
|
|
posted 25/07/2010
|
Feedhyahanki Hore ee Mike Tyson oo Gaadhay Sacuu Carabia sido uu Soo Cimraysto Cimrada
|
|
Boqortooyada Sucuudiga si uu u guto Cumrada Mike Tyson waxa uu ka soo dagay magaalada Medina ee barkaysan waxaan halkaasi ku soo dhaweeyey gudoomiyaha Islamic University (Jamcal Al Islamiya) ee magaalada Madina Dr.Muhammad Al-Oqala. |
Read more |
|
|
posted 25/07/2010
|
Ciyaar lawada sugayey iyo ciyaarihii fududaa ee EuroSom oo maanta dhacay
|
|
Maanta oo ahayd maalin ay jirtay hal ciyaar ayaa ahayd mid ka duwan maalmihii caadiga ahaa marka laga eego dhinaca kubadda cagta,waxaa sidaas oo kale barbarsocdey tartan aad u xiisa badnaa oo dhinaca ciyaarihii fududaa ee EuroSom taas oo loo qabtay caruur iyo dhalinyaradda Soomaaliyeed ee kasoo qayb gashay ciyaaraha EuroSom ee sanadkan 2010. |
Read more |
|
|
posted 24/07/2010
|
Kooxda Al – Hijra oo nusdarsadn goolal ah ku marti qaaday kooxda Bristol iyo W. Qaraabo iyo Sukao oo barbaro kukala baxay.
|
|
Waxaa maanta la ciyaaray maalintii labaad ee kulamada ciyaaraha Eurosom, iyadoo ciyaartii ugu horeysay ay fooda is dareen kooxaha Bristol oo ka socotay dalka UK iyo sidoo kale kooxda ay isku dalka ka wada yimaadeen ee Al – Hijra.
|
Read more |
|
|
posted 23/07/2010
|
New France coach Laurent Blanc has suspended all 23 players involved in their shamed World Cup campaign from the friendly clash with Norway on August 11.
|
|
Blanc, who took charge of Les Blues after Raymond Domenech's team crashed out of the World Cup in South Africa at the first hurdle, had said he would ring the changes after what he called an "unacceptable" incident. |
Read more |
|
|
posted 21/07/2010
|
Magaalada London oo lagu wado in maalinta jimcaha ka furmo koobka Somaliweek
|
|
Waxaa si rasmi ah looga furayaa magaalada London tartankii cayaaraha kubadda cagta ee Somaliweek, maalinimada Jimacaha ee fooda nagu soo hayso taariikhduna tahay 23/07/2010. |
Read more |
|
|
posted 18/07/2010
|
Kooxda Qeylodhaan ayaa soo saartey Hees cusub oo la yiraahdo ‘’Heeskii 50- guuradii Calanka Soomaaliya’’.
|
|
Kooxda wadaniga ee Qeylodhaan ayaa soo saartey markale hees cusub oo lagu weyneynayay habenkii 50 guuradii Calanka Soomaaliya oo ku beegnayd 1 July 2010, heestaan cajiibka ah waxaa miraheeda sameeyay sida uu ii sheegay abwaan Cabdi Shire Jaamac ‘’ Ciyaar jecel’’ Gabar Soomaaliyeed oo degan magaalada London lana yiraahdo Ruqiyo .H. Maxamed. |
Read more |
|
|
posted 14/07/2010
|
Kadra Ege -Pionnering Ladies
|
|
Brent Ladies' founder Kadra Ege has worked closely with Kick It Out since the club's inception. She recently travelled to Zurich as part of England's 2018 World Cup bid team. |
Read more |
|
|
posted 13/07/2010
|
Kynan Oo Noloshiisa Qof Ahaaneed Wax Laga Sheegay Oo Dalbaday Raali Gelin
|
|
Warbixn lagu daabcay wargayska the Times ee kasoo baxa Johannesburg waxa si aada uga xanaaqay heesaga soomaaliyeed Keynaan, waxana qofka jariiradu soo xigatay uu ku tilmaamtey Kynan nin “Qalafsan” taasi oo Keynaan haatan ka dalabanayo raaligalin. |
Read more |
|
|
posted 25/06/2010
|
Ciyaaryahan Thierry Henry iyo Madaxwaynaha France Nicolas Sarkozy oo wada hadalo ku leh magaalada Paris.
|
|
Madaxwaynaha dalka Fransiiska President Nicolas Sarkozy ayaa maanta wadahadalo kula leh xafiiskiisa ciyaaryahanka Thierry Henry, si ay uga wada xaajoodaan fashilka ku dhacay xulka Qaranka France ee cayaaraha Aduunka 2010. |
Read more |
|
|
posted 22/06/2010
|
Sawir Xusuus Xambaarsan Iyo 1983 Xulka Gobolka Sanaag
|
|
Teamkani, Muran li, waa teamkii ugu cajiibsanaa ee Tariikhda Gobolka Soomara. Ciyaaraha sanadkaa wareegiisii hore waxaa lagu qabtay magaalada Ceerigaabo, Runtiina lagama badin ciyaar kaliya. Ciyaartii furitaanka oo ahayd ciyaar aad u xiiso badnayd waxaa wada cayaaray Sanaag iyo waqooyi galbeed ama Hargeisa. |
Read more |
|
|
posted 22/06/2010
|
Eng.Baana Cali oo casho sharaf u sameeyay Bahda Kubadda Koleyga Somaliyeed ee London (Daawo Sawirada)
|
|
London 22/06/2010.Waxaa lagu qabtey waqooyiga magaalada London maqaayada Ramada casho sharaf sare oo ay ka soo qayb galeen bahda kubadda koleyga Soomaalida ku nool magaalada London,kuwasoo isugu jirey ciyaartooydii hore Qaranka, kuwii dambe, macalimiintii iyo maamulayaashii isboortiga, xafladatan quruxda badan waxaa soo qabanqaabiyay Eng Baana Ali oo ah xoghayaha (XSKK). |
Read more |
|
|
posted 19/06/2010
|
Xulka Holand oo noqday dalkii kowaad u gudba wareega labaad cayaaraha kubada cagta 2010 ,Hal iyo Eber kaga badiyay Xulka Jabaan
|
|
Cayaartan oo ku bilaabantay werar iyo werar celis labada kooxod Holand iyo Jabaan waxay labada xul soo bandhiigen ciyaar dadweyinihi raali gelisa balse cayaartan ayaa qaybtii hore waxay ku soo gebo gebowday 0-0 |
Read more |