Search for articles:
Home
Somaliland
Somaliya
Afrika
Caalamka
Gallery
Ra'yi / Articles
*GAMES*
Contact Us
TS Online
Hambalyo
Link



posted

Kulankii  shalay  Manchester City iyo Scunthorpe  FA CUP OO 90 daqiiqo cayaray CABDISALAN CADAY  IYO GUDOOMIYE  KUXIGENKA OLOMBIGADA SOOMAALIYED  DURAN FARAX  rajeynaaya inu Cabdisalan u noqdo dhalinyarada Soomaaliyeed  ROLE MODELS 

CABDISALAN IBRAHIM
  
 
Waxaa xalay   lagu ciyaaray wadanka Ingiriska  ciyaar ka tirsanayd Isreeb-reebka Koobka  FA CUP , cupkan wada cayaaran kooxaha waaweyn iyo kuwa yar yar  , waxaana shalay wada cayaaray kooxda weyn Manchester City oo u saftay cayaaryahan Soomaliyeed Cabdisalan Cabdiqadir  Ibrahim(Caday) iyo kooxda Scunthorpe   waxaana ciyaartaasi qaybteedii hore ay ku soo geba-gebowday 2-1  Manchester City . ku  hogaaminayso ,

Qaybtii labaad markii la isugu soo laabtay ayaa iyadana waxa ay ku soo gunaanadantay  oo ay guushu ku raacday kooxda Manchester City   oo  4-2 guushu ku racday ,


 
waxaana ciyaartaas   shalay  ka dheex muqday Cabdisalan Cabdiqadir Ibrahim(Caday)  oo garoonka ku jiray  90 daqiiqo  ,cabdisalan shalay gool dhalan lahaa ayuu  ka difacay weraryahanki kooxda kale halka isna gool dhashan lahaa ka badbadiyay gool hayaha  kooxda kale ,
 
abdisalan Cabdiqadir Ibrahin oo dhalay  Garsoore  Cabdiqadir Caday   ayaa asal ahan ka soo  jeeda Soomaaliya waxaanu ku dhashay magalada Dinsor ee gobolka Bay  ,waxanu noqday ciyaartoygii ugu horeyay Soomaaliyeed ee ka ciyaara cayaaraha heerka kowaad dalkan Ingiriska waxana cayaarta intan la bilaabin aad uga hadlaayey shalay warbaahinta dalkan Ingiriska oo sheegay inu cabdisalan kamid yahay 11 cayaartoy  xushay inay bilaaban cayaarta  Macalinka kooxda Manchester City  Roberta machine 

 

.
 

in ka badan  65 kun oo Soomaali ah oo ku nool dalka  ingiriska ayaa   ku farxay cabdisalan  inu  heerka soo gadho waxana  shalay  meel kala istago la wayey goobaha lagu dawado cayaaraha

Gudoomiye  kuxigeenka Olombigada Soomaaliyed  Duraan  Farax  shalay aad iyo aad ugu farxay  kana mid ahaa dadki warbahinta IngirIska kala socday  ciyaartu intanay bilaabmin  Gudoomiye  kuxigeenka Olombigada Soomaaliyed  Duraan  Farax   oo ah xubin ku dadasha inay soo baxan dhalinyarada Soomaaliyed oo  isago gadhigisa wata radio FM5  BBC   ka dhagaysay  cabdisalan , Duran isago faraxsan ayuu telifon nagula soo xidhiidhay    waxanu noo sheegay inu manta u tahay malin weyn oo   xusus gara u leh   madama u dhagaysay   cayaartan  laga faloonayo   Cabdisalan  oo wil soomaaliyed oo manta u  safan doona kooxda Manchester city , Duran   waxanu yidhi waxan rajeynayaa inu Cabdisalan u noqdo dhalinyarada Soomaaliyeed  ROLE MODELS 

Gudoomiye Kuxigenka Gos Duran Farax   isago ku hadlaya magaca Gos  waxuu u mahadnaqaya laba walid Cabdisalan dhalay kuna  bixiyay juhdi badan inu wilkoodu halka soo gadho  bal xata uga soo guray wadankii ay degenaayen si ay u gacan qabtan wilkooda

Haddanu   nahay    bahda   www.Togdheersports.com iyo jariidada weyn  www.enterprisenewspaper.org  Waxanu ku faraxsan nahay inanu Tvga ka dawano wil Soomaalied cayaaraya FA CUP  kana cayaara mid kamida kooxha ugu waaweyn wadankan ingiriska aad iyo aad ayanu ugu faraxsan  nahay   Cabdisalan Caday waxanan alle uga baryeyna inu guul ka gadho cayaaraha. kana mid noqdo xidigaha adunka 

 

 


posted by Mubaarik Yuusuf

Printable version     Email this to a friend

Ogeysiin
Radios
BBC Somali
Radio Somaliland
Radio Horyaal
Radio Galkayo
enterprise
HornAfrik
Television
TVSL
TV International
-enterprise
NewsPapers
Jamhuuriya
Haatuf

SL Political Parties

Kulmiye
Udub Party
Ucid Party
Islam
Aflax Net
Hilinka Toosan
Suxayfa.com
Islam World
Islam City
Websites
Iftin
Somalilandnet
allaybaday.com
HalganNews
Hadhwanaagnews
Qarannews Online
Somalilandnews
Hiiraan.com
Sooyaal.com
Togdheer News
Somalilandfuture
Hargeysa.org
Maandeeq.com
Somalilandmirror
Aftahan.com
Wakiil Business Site
Somalisc.com
eurosomonline.com
Saaxil
 All rights reserved © 2002 - 2004 Togdheer Sports Online - Site Design by Sagal Media Productions