Ogeysiis Muhiim ah
Dhamaan dadweynaha iyo gaar ahaan bahda Isboortiga lala socodsiinayaa in ay ka soo qaybgalaan munaasab weyn oo loogu baroordiiqayo geeridii Marxuum Saleebaan Colaad Rooble Wasiirkii Isboortiga iyo Dhalinyarada dalka Soomaaliya.
Munaasabada waxaa lagu qabanayaa maalimada Sabtida
Taariikhduna tahay 27/02/201o
Saacadda 14:00 – 17:00 galabnimo
Cinwaanka Goobta :
Capital City Academy
Doyle Gardens Willesden
NW10 3ST,LONDON
Waxaa lagu iman karaa Busaska: 226/187/206/6, halka lagu qabanaayo waa halkii lagu qaban jirey tartankii Kubadda Kolayga ee Ciyaarihii SSIFO EVENTS 2008.
Wixii faahfaahin ah oo ku saabsan baroordiiqda Marxuum Saleebaan Colaad Rooble, kale xiriir jaalayaasha kale ah:
· Macalin Hassan Farah ( John) 07961179192
· Abdulqadir Mohamed Farah (Biriq) 07939163431
· Abdinaasir Ismail ( Sola) 07507516693
· Yusuf Mohamed Abdi Yusuf 07947510746
Mahadsanidiin dhamaantiin iyo ka soo qayb gal wacan insha Allah
W/D: Yusuf Yusuf
mrsomalia@hotmail.com
London