Birmingham 25/07/2010,(TogdheerSports.com),Kooxda Birmingham Stars Fc ayaa ciyaartodi shalay ku badiyay 3-0
cayaarti shalay ee Leagu ciyaarta ayaa ka dhacday garoonka moor Lane bilaabantay wakhtiigi loogu tala galay oo ahayd sacada UK 13:00 Duhurnimo .
Kooxda Birmingham Stras Fc ayaa labadoodi hore Ciyaarod Ee hore soo badiyay waxanay hooganka qabten Horyaalaka Leage Moor Lane ka socda oo bilaabmay 10 bishan Julay 2010.
halkan kala socda cayaaraha danbe Kooxda Birmingham Stars oo sabtida soo socota cayaari doona cayaarahoodi Todabadlaaha qofki raba inuu soo dawasha tago degen Birmingham
Garoonku waa Moor Lane